Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa ku eedeeyay maalqabeenada dalka iney iyagu duminayaan xasiloonida Itoobiya.
Ra’iisal wasaare Abiy ayaa sheegay in maalqabeenadu masuul ka yihiin xasiloonida darada Itoobiya oo ay iyagu 60% maleegayaan oo ay maalgalinayaan kooxaha hubeysan ee hurinaya qalalaasaha.
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa maalqabeenada Itoobiya si cad ugu wargaliyay ineysan mardanbe ushaqayn doonin in dhinac ay iyagu ka maleegaan qalalaasaha Dalka dhanka kalena dowlada ka dalbadaan iney nabad keento.