1. Mudaharaadkii Balaadhnaa Bada ee ka dhacday guud ahaan degmooyinka Iyo deegaanada gobolka Awdal ee 1 January 2024
2. Soo dhaweyntii xildhibaan Maxamed Abiib, sida weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Boorama, taasi oo ay diidanaayeen masuuliyiintii ka tirsanaa xukuumada xisbiga Kulmiye .
3. Mudaharaadkii lagu diidanaa xadhiga xaqdarada ahaa ee lagula kacay Xildhibaan Maxamed Abiib iyo dadkii loo xidh-xidhay .
4.xilka qaadistii xogyaha dawlada hoose ee Boorama Eng : Cabdilaahi Xasan Raage .
5. Khilaafkii golaha deegaanka Boorama iyo xildhibaanadii ku biiray xisbiga Kulmiye ee xil doonka isku soo taagay
6. Mooshinkii deg-dega ahaa xilka looga qaaday Mayirka Boorama iyo ku xigeenkiisa oo dhacay xili saalada subax laga soo baxay
7. Ololihii doorashooyinkii isku sidknaa a oo ka bilawday guud ahaan gobolka Awdal iyo xisbiyada oo safaro ku maray deegaanada gobolada galbeedka Soomaailand.
8. Khilaafkii ka dhex qarxat urur siyaadeedka Hilaac oo bulshada gobolka Awdal ku kala qaybtay
9. Soo Ifbixii ururka Barwaaqo oo bulshada saameeyey gobolka Awdal saameeyey
10. Ololihii doorashada madaxtooyada iyo ururada oo si weyn uga qabsoomay khayriyada Boorama .
11. Dadweynaha gobolka Awdal oo u dareeray goobaha codbixinta 13 November.
12. Dib u soo magacaabidii xoghaya dawlada hoose ee Boorama Cabdilaahi Xasan Raage Xasan Cudad iyo Khilaaf xoogan oo ka dhashay.
13. Geeridii Allaha ha u naxariistee Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil oo aasqaran loogu sameeyey magaalada Boorama.
13.Damicii doonista Bada Ehtiopia oo markale Aqoonyahanka gobolka Awdal si adag uga hadleen .