11 Maxbuus OO Dagaaladii Gobolka Sool lagu qabtay ayaa Maanta laga siidaayay magaalada Hargeisa Waxana loo qaaday Magaalada Jigjiga ee Dawlad deegaanka Somalida Ethiopia.
Maxaabiistan Ayaa lagu wareejin Doonaa Garaadada Jigjiga Jooga,waxaana Dibada Yimid Qaabka xukuumadu u Wado Wareejinta Maxaabiista.
Liiska 11 ka Maxbuus ee maanta la wareejinayaa waa kuwan:-
1. Mohamoud mohamed samatar
2. Jama abdirashid ciise
3. Mohamoud mohamed mohamoud
4. Abdimudalib Abdi Shire
5. Ali mohamoud mohamed
6. Omer mohamoud ismail
7. Mohamoud caabi elmi
8. Ahmed mohamed jama
9. Ahmed jama abdilahi
10. Mursal mohamoud Abdirahman