Puntland Oo soo Saartay Amar Cusub Xilli ay Dagaal kula jirto Daacish
GAROWE: Amar ka soo baxay wasaaradda hawlaha guud iyo gaadiidka Puntland ayaa lagu faray dhammaan muwaadiniinta in ay magacyadooda ku qortaan gaadiidkooda sababo la xiriira...
“Cida kaliya Ee Amniga Ukraine Damaanad-qaadi kartaa waa Turkiga.”Madaxwayne Zelensky
Madaxweynaha Ukraine , Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in Turkigu uu yahay cidda ugu mudan ee bixin karta dammaanada amni ee Ukraine. Madaxwaynaha oo arrintaa ka...
RW Xamse Oo Qaabilay Wafdi sare Oo ka Socday Saldanada Cumaan.(Sawiro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabillay wafdi ka socda Saldanadda Cummaan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka, Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda...
Heshiiska Xabbad-joojinta Qasa, miyu Burburay?
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu wuxuu waxyar ka hor sheegay in Israa’iil ay diyaar u tahay in ay dib u bilowdo dagaalka marinka Qasa, “daqiiqad...
Netanyahu Oo Maanta Digniin Horl-eh u Diray Suuriya Iyo ku Noqoshada Dagaalka Qaza
Netanyahu ayaa maanta digniin horleh u diray dawladda Suuriya, isagoo sheegay inan loo oggolaan doonin dawladda Suuriya inay ciidamo keento koonfurta dalkaa oo xad la...
Wasiirka Amniga Gudaha Oo Kulan la Qaatay Madax Ka Socday Urur-Goboleedka Heeganka Bariga Afrika (EASF).
Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullahi Sheekh Cismaaciil (Fartaag) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Xafiiska Urur-Goboleedka Heegganka Bariga Afrika (EASF). Kulanka ayaa diiradda...