Taliyayaasha Ciidamada Somaliya Iyo Itoobiya Oo Heshiis ku kala Saxeexday Muqdisho
1. Kadib wada-hadal laba geesood ah oo dhex maray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka ee...
Zelensky Oo Sharuudo ku Xiray Inuu Xilka Madaxtinimada Ukraine Baneeyo
Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa shir jaraa’id oo waxyar ka hor uu qabtay , wuxuu ku ku caddeeyay inuu diyaar u yahay inuu ka tago...
Meydka hogaamiyihii Xisbullah oo 5 bilood ka dib la aasay (Sawirro)
Munaasabadda aaska hoggaamiyihii sare ee ururka Xisbullah, Xasan Nasrallah iyo hoggaamiyihii ku xigay ee jagadaa qabtay, Hashem Safi al-Din oo labaduba ay Israa’iil dabayaaqadii sannadkii...
Musk oo amar yaab leh siiyey Shaqaalaha dowlada Mareykanka
Elon Musk oo ah madaxa Waaxda Hufnaanta Dawladda (DOGE) ee maamulka madaxweyne D. Trump ayaa Sabtidii ku hanjabay inuu shaqada ka eryi doono shaqaale kasta...
Taliyeyaasha Milateriga iyo Sirdoonka Itoobiya Oo soo Gaaray Muqdisho
Taliyaha ciidanka Milateriga dalka Itoobiya Birhanu Julla ayaa shalay booqasho ku yimid Muqdisho iyagoo kulan la qaatay madaxda ugu sarraysa laamaha ammaanka ee Soomaaliya. Wefdiga...
Golaha Wasiirada Somaliya Oo Ansixiyay Qorshaha Isbadal Qaran Ee NTP 2025-2029.(Sawiro)
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan gaar ah, ayaa ansixiyey Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP-2025-2029), si loo xaqiijiyo hiigsiga horumarineed ee dalkeenna...