Askar Hubkoodii ka iibsaday Al Shabaab Oo Maxkamad Lasoo Taagay (Sawirro)
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Jubbaland , ayaa Maanta u fadhiisatay dhagaysiga 2aad eedaysanayaasha kala ah Maxamed Aadan Sahal iyo Muuse Maxamed...
Dowladda Ingiriiska Oo Taageertay Dagaalka Puntland kula jirto Daacish
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xafiiskiisa magaalada Boosaaso ku qaabilay Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Michael Nithavrianakis....
Rooble ” Waxaan Horey uga diidnay Farmaajo Cid laga Aqbalayo Majirto ee waa in la Qabtaa Doorasho loo dhan yahay”
Raโiisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseeen Rooble oo kusugan dalka Koonfur Afrika ayaa soo hadal qaaday xaalada Siyaasadeed ee dalka uu marayo iyo khilaafka...
Qodista Godka Labaad Ee Dunida Ugu Dheer Oo la soo Gebagebeyey
Shiinaha ayaa ku dhawaaqay in la soo gebagebeeyey qodista godka labaad ee Dunida ugu dheeraa kaasoo hoos u qodan 10, kun oo Mitir ama 10km....