Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Safar Shaqo ku Tagay Dalka Ingiriiska.(Sawiro)
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan (Cabdi Dheere) iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku joogay dalka Ingiriiska,...
Putin Oo ku Dhawaaqay dib u soo Celinta Xiriirkii Diblomaasiyadeed Ee Mareykanka iyo Ruushka
Madaxweynaha Ruushka,Vladimir Putin ayaa waxyar ka hor ku dhawaaqay dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed ee u dhaxeeyay Mareykanka iyo Ruushka, kaddib shir madaxeedkii shalay...
Suudaan Oo si Adag uga Hadashay Go’aanka ay Kenya ku Qaabbishay Hoggaanka RSF.
Wasaaradda arrimaha dibadda Suudaan, ayaa si adag uga hadashay go’aanka ay Kenya ku qaabbishay hoggaanka kooxda RSF iyo xulafadooda siyaasadeed ee ka soo horjeeda milateriga...
Somaliya Oo Turkiga kala Hadashay Horumarinta iyo Dib u Dhiska Dekadaha dalka
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamuud Aadan Geesood ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka dalka Turkiga ee Soomaaliya Amb: Alper...
Puntland Oo Go’aan kasoo Saartay Isticmaalka 50 ka dollar
Maamul goboleedka Puntland ayaa go’aan rasmi ah kasoo saaray isticmaalka lacagta 50 ka dollar , oon sanadihii lasoo dhaafay aan laga isticmaaleyn deegaannada maanulkaasi. Isticmaalka...
Puntland Oo Amar Culus ku soo Rogtay Shirkadaha Isgaarsiinta
Puntland ayaa ku amartay shirkadaha Isgaadhsiinta inay xiraan dhammaan lambaradooda ku diiwaanshana magacyada ajaaniibta ee lagu tuugsado. Qaar ka mid ah dadkaas ayaa looga shakisan...