Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Casuumaad ka Helay Dhigiisa Ruuska Putin
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa helay warqad casuumaad rasmi ah oo uga timid Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin. Casuumada ayaa waxaa Madaxweynaha soo gaarsiiyey Wasiir...