Wasiir ku-xigeenka A.Dibadda Ruushka Iyo Wafdi uu Horkacayo Oo Muqdisho soo gaaray
Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Ruushka ahna Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Ruushka ee Arrimaha Bariga Dhexe iyo Wadamada Afrika, Mudane Mikhail Bogdanov ayaa galabta ka...
Somaliya Oo Lagu Bogaadiyay Dowrka Firfircoon ee ay kaga jirto Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika.(Sawiro)
Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika, Marwo Veronica Mueni Nduva, ayaa si weyn u bogaadisay dowrka firfircoon ee ay Soomaaliya kaga jirto Ururka...
Maxaabiistii Dawladu ka soo Qaaday Laascaanood Oo Gaaray Hargeysa
Waxaa galabta ah laga dejiyay Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal ee magaalada Hargeysa 25 Maxbuus oo dhawaan dawladdda Soomaaliya ka qaaday magaalada Laascaanood., kuwaasoo halkaasi ku...
Jubaland Oo Shacabkeedi Uga Digtay Qaadashada Kaarka Aqoonsiga Muwaadinka
Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa war ay soo saartay waxa ay ugu baaqday shacabka Jubbaland in aan lagu marin habaabin qaadashada aqoonsiga...
Madaxweyne Xasan oo Difaacay Heshiiska Shidaal Ee Turkiga la Galay Somaliya
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa difaacay heshiiskii shidaalka ee dhowaan ay Soomaaliya la gashay Turkiga, isagoo sheegay inuu ku saleysan yahay “dano wadaag ah”. Madaxweynaha...
Qarax Lagu Hoobtay Oo ka Dhacay Iran iyo Israel oo..(Sawirro)
Afar qof ayaa ku dhintay in ka badan 500 oo kalena way ku dhaawacmeen qarax weyn oo ka dhacay dekedda Bandar Cabbaas ee koonfur-galbeed ee...
Ciidamo Dagaal Adag la Galaya Argagaxisada Oo la Diyaariyay (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire, ayaa maanta tababar rasmi ah usoo...