Madaxweynaha SSC-Khaatumo, Oo Saxiixay Afar Xeer Oo Muhiim ah
Hoggaamiyaha Dawlad-goboleedka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa saxiixay afar Xeer (4) oo u muhiim u ah dawlad-dhiska, horumarka iyo arrimaha bulshada. Xeerarkan ayey horay...