Xamaas Oo Aqbashay iney Wareejiso Maamulka Marinka Qasa.HeemaalnApril 22, 2025April 22, 2025 April 22, 2025April 22, 2025 Sarkaal sare oo Falastiini ah ayaa sheegay in dhexdhexaadiyeyaasha Qatar iyo Masar ay soo jeediyeen Heshiis cusub oo lagu soo afjarayo dagaalka Qasa. Sida uu...
“Siciidaw Waxaad ka Hesho Wax-ba ha naga Siin Anigga iyo Ragg waanu is Haynaa Laakiin….”Suldaan Sabayste Oo si Adag Ugu Hanjabay.HeemaalnApril 22, 2025 April 22, 2025 ...
Baarlamanka Azerbaijan Oo Ansixiyey Heshiis Lala Galay SomaliaHeemaalnApril 22, 2025 April 22, 2025 Baarlamaanka Azerbaijan (Milli Majlis) ayaa meel mariyey heshiiska iskaashiga ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Jamhuuriyadda Azerbaijan ee ku saabsan difaaca iyo warshadaha...
Madaxwayne Xasan Oo Qaabilay Gud.Xiriirka Kubadda Cagta Jabuuti ahna M.ku xigeenka CAF.(Sawiro)HeemaalnApril 22, 2025April 22, 2025 April 22, 2025April 22, 2025 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay madaxtooyadda Qaranka Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Dalka aanu walaalaha nahay Jabuuti ahna Madaxweyne ku...
Madaxweyne Cirro Oo Daahfuray shir 9 Qodob Looga DoodayoHeemaalnApril 22, 2025April 22, 2025 April 22, 2025April 22, 2025 Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta ka qayb galay Furitaanka Shir-weynaha Dhaqanka Heer Qaran ee Somaliland oo lagu qabtay Huteel Mansoor, kaasi...
“Anagu Subeer awal makala Qaybinayno, Yuutuber-radii Garxajis Ee Subeer awal..” Boqor Buur MadowHeemaalnApril 22, 2025 April 22, 2025 ...
Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Dhex Maray.HeemaalnApril 22, 2025 April 22, 2025 ...
Waraysi : Dhalinyarada Awdal,Halaga Bakhtiiyo Canjaladaha ka socda Laascaanood.HeemaalnApril 22, 2025April 22, 2025 April 22, 2025April 22, 2025 ...
“Waxaanu soo Wadnaa Xeer innaga Xakamaynaaya Qabyaalada” Wasiirka Arimaha Gudaha SomalilandHeemaalnApril 22, 2025 April 22, 2025 ...
Madaxweyne Putin Oo Tanaasul Sameeyay kaddib Hanjabaadii TrumpHeemaalnApril 22, 2025April 22, 2025 April 22, 2025April 22, 2025 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa soo jeediyay wadahadal dhexmara dalkiisa iyo Ukraine, markii ugu horreysay tan iyo markii uu dagaalka billowday. Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy...