Uganda Oo loo Gudbiyay Cabasho ay Qabaan Somalida kunool Dalkaasi
Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhisa dalka Uganda, Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare, ayaa kulan kula qaadatay xafiiskiisa magaalada Kampala Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadda...