Sargaal Sare Oo ka Tirsanaa Qunsuliyada Itoobiya Ee Garoowe Oo Lagu Dilay Laascaanood
Faarax Caydiid Jama oo kamid ahaa saraakiisha Qunsuliyada Itoobiya ee Garoowe ahaana Khabiir dhinaca amniga ah, ayaa xalay lagala baxay Hoygii uu ka daganaa magaalada...