SSC Khaatumo Oo Eedeyn ka Dhan ah Dagaalkii Maanta u Dirtay Beesha Caalamka
SSC-Khaatumo ayaa ku eedeysey Somaliland in ay weerar u geysatay dad reer-guuraa ah deegaanka Daanweyne ee degmada Ceerigaabo; iyada oo Beesha caalamka ka dalbatay in...
Dawlada Fadaralka Oo Sacuudiga Mar kale kala Hadashay Kiiska Maxaabiista Soomaalida
Dawlada Soomaaliya iyo Sucuudiga ayaa markii u horraysay ka wada hadlay sii daynta maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu boqol ka badan tahay, kuwaasoo qaybo ka...
Somaliland Oo Dowladda Somaliya Ugu Baaqday in Maxaabiistii ay ka Qaaday Laascaanood ku Wareejiso ICRC
Xukuumadda Somaliland ayaa mar kale tallaabadii ay Dowladda Soomaaliya 25 maxbuus oo ka mid ah maxaabiista Somaliland ee Laascaanood ku xidhan ugu qaaday Muqdisho ku...
Amiirka dalka Qatar Oo Maanta Gaaray Magaalada Moscow
Amiirka dalka Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa maanta gaaray magaalada Moscow ee xarunta dalka Ruushka , halkaa oo wada-hadallo uu kula yeelanayo...
Golaha Wasiirada Khaatumo Oo Magac yaab leh u Bixiyey Somaliland
Hoggaamiyaha Dawlad-goboleedka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa guddoomiyey shirkii ugu horreeyey ee Golaha wasiirrada ka dib Safarkii Ra’isul Wasaaraha iyo weftigiisu ku yimaaddeen degaanka...