Ajaaniib katirsan kooxda Daacish oo isku soo dhiibay ciidanka Puntland
Ciidanka difaaca maamulka Puntland, ayaa maanta soo bandhigay labo nin oo ajnabi ah oo katirsanaa kooxda Daacish ee ka dagaallanta buuraha Calmiskaad, kuwaa oo kasoo...
Maxaabiistii Somaliland loo Siidaayay Oo Gaaray Magaalada Muqdisho.(Sawiro)
Waxaa goordhaweed garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho laga soo dejiyay 25 maxbuus uu maamulka SSC-Khaatumo ku wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaas oo tan iyo...
Maamulka SSC Khaatumo Oo Hada Diyaarad Laascaanood ka Saaray Maxaabiistii.(Sawiro)
Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ku wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya 25 maxbuus oo ka mid ah Maxaabiista u xirnaa colaadihii gobolka ka dhacay sanadkii 2023 kuwaasi oo...
Warmurtiyeedka Laga soo Saaray Safarka R/W Xamse Ee Laascaanood iyo Maxaabiis Lagu Wareejiyay
Xildhibaan hore Cabdi-barre Jibriil Oo si Adag Weerar Ugu Qaaday Ra’iisul Wasaare Xamse, kuna Eedeeyay in Aqoonsi Been ah Uu Siiyay SSC War-saxaafadeed laga soo...
Dagaal ka Dhan ah Xuutiyiinta Oo Yemen ka Bilaabanaya iyo Sacuudiga oo…
Dalka Yemen qeybo kamid ah, waxaa ka socda abaabul dagaal xooggan oo Mareykanka hormuud u yahay, kaa oo lagu doonayo in meesha looga saaro jiritaanka...
Khaatumo Oo Faahfaahisay Cida ay yihiin Maxaabiista ay sii Deynayaan
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadad Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo madaxda maamulka Khaatumo, ayaa isla gartay in xabsiyada magaalada Laascaanood laga sii daayo 25-ruux oo kamid...