Wareegto ka soo baxday xafiiska Axmed Madoobe ayaa Madaxweyne ku-xigeenka 1aad iyo 2aad loogu Magacaabay Maxamuud Sayid Aadan iyo C/qaadir Xaaji Maxamuud oo xilalkan horey u hayey
Madoobe ayaa la filayaa inuu soo magacaabo golihiisa cusub ee Wasiirada la shaqeyn doona afarta sano ee soo socota kuwaasoo la filayo inuu ku soo daro siyaasiyiin cusub oo la fal gala dagaalka uu kula jiro DF oo ka soo horjeesatay dib u doorashadiisa.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA