Heemaal News Network

Barnaamij Caawa Lagu Qaban lahaa Boorama Oo Awood Lagu Joojiyey.

Waxa caawa la joojiyay Barnaamij lagu qabanayey Boorama laga doodayey muranka doorashooyinka iyo heshiishka is Afgarad dawlada Ethiopia iyo Soomaaliland.

Aqoonyahan Fu’aad Osman si adag bartiisa Facebookaga hadlay talaabooyinka lagu joojiyay barnaamijkaasi.

” Saayid Mohamed Cabdala Hasan ayaa lagu yidhi, maxaad Soomaalida u laysaa Wuxuu yidhi ” mas quraarad ku jira, sideed u dili lahayd “. Reer Awdal ilaa ay gawsaha ka guraan riciyadayn u gargaarka (Guulwadayaasha isxilqaamay) talaabo u horay u qaadi maayaan.

Inanka aqoonyahanka ah ee reer Hargeysa madasha uu doono ayuu ka dhex baanaa Badhasaabna lama hadli karo.

Why Borama arimaheeda Bulshada khuseeya loo gacan bidixaynayaa. Dareenka shacabka reer Awdal barmaamush la joojiyey iyo cabudhinta aragtida aqoonyahanka mid ay xakamayn doonto maaha. Maska si loo gaadhana waa in quraarada laga shaqadhiyaa.”
Boorama fiiro iyo faalayn ayey u baahantahay

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Xildhibaanada Ingiriiska Ee Aqoonsiga Somaliland ku Raad jooga Oo Baarlamaanka lagu Qaabiley

Heemaaln

“Waa Iga Dar-daarane ayaa U Diga Amxaarada..” Hogaamiyaha Awdal Dr Ali Bahar.

Heemaal

Af-hayeenka Boliiska Oo ka Hadlay Kormeer Wasiirka Cadaaladda kusoo Maray Xarunta CID.

Heemaaln