Beesha Caalamka Oo War kasoo Saaray Kulan ay la Qaateen Mucaaridka Somaliya
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay in ay la-kuleen Madasha Badbaado Qaran, ayna kala hadleen in Soomaalidu u midowdo ammaanka & siyaasadda, si Soomaaliya hore ugu socoto.”
Beesha Caalamku faahfaahin kama bixin kulankii ay la qaateen Madaxweyne Xasan Shiikh oo la sheegey in mucaaridku ay ku dacweeyeen