Daahir Max’ed Faarax ayaa ku eedaysan dilka Marxuum la oran jiray Saciid Ibraahim sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay taliska booliska Muqdisho.
“Waxaa la horgeyn doonaa Maxkamadda Awooda u leh” ayaa sidoo kale lagu yiri qoraalka oo aana lagu sheegin sida iyo xiliga uu dhacay dilkan
“Muwaadin hadii aad la kulanto falal ammniga liddi ku ah la soo xariir xafiiska gurmad ee Ciidanaka Boliiska Soomaaliyeed ee 991” ayaa lagu soo xiray qoraalka Booliska