Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa soo saartay ammar ama waaran lagu soo xirayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe), oo dhawaan dib loogu doortay...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Cabbaas Araghchi, ayaa sheegay in waddamada dariska ah ay ballanqaadeen in aysan oggolaan doonin in loo isticmaalo “caradooda ama hawadooda”...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya ayaa amartay qaxootiga iyo dadka magangelyo-doonka ah in ay ku soo celiyaan baasaboorradooda ama dukumentiyada safarka bisha Oktoobar dhammaadkeeda, haddii kale...