Dowladda Turkiga ayaa mar kale ka hadashay wadahadallada u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, kaa oo xal loogu raadinayo khilaafka xooggan ee ka dhashay heshiiskii...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u sheegay in Soomaaliya ay taageeri doonto jamhadaha gooni-goosadka Itoobiya, haddii Itoobiya aysan si degdeg...
Markab ganacsi oo marayey biyaha badda cas ayaa subaxnimadii hore ee Arbacadii ay weerareen kooxo hubaysan oo watay laba doonyood oo yaryar, iyaga oo markabkaas...
Wadahadallo xaldoon ah oo lagu rabo in xabad joojin rasmi ah laga hirgeliyo Qasa ayaa maanta ka furmi doona caasimadda wadanka Qatar ee Dooxa, waxaana...
Xubnaha Nato ayaa ballan qaaday inay taageerayaan xubinnimada mustaqbalka ee Ukraine, iyo in lagu garab istaago gargaar dheeraad ah. Iyadoo aan lagu heshiin jadwal rasmi...