Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daah furay Mashruuca Ugbaad oo ah barnaamij lagu horumarinayo beeraha si ay ugu...
Netanyahu ayaa lagu warramayaa inuu ka hortagayo gaarista wajiga labaad ee heshiiska xabbad-joojinta Qasa, isagoo u diray Dooxa inay kaga qeybgalaan wajiga labaad ee wada-xaajoodka...