Netanyahu ayaa u sheegay telefishinka Israa’iil ee Channel 14, qorshaha uu soo bandhigay Trump ee dad-gureynta dadka Qasa in la billaabayo, maalinta xigta ee dagaalka....
Dowladda Soomaaliya, ayaa lagu eedeeyay in magaalada Muqdisho ka wado xaraashka dhulkii ay dowlada laheyd iyo sidoo kale guryihii ay degnaayeen qaar kamid madaxdii dalka...
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa maanta si rasmi ah u furay dugsiga tababarka ciiddammada daraawiishta SSC-Khaatumo ee Samakaab. Dugsigan ayaa ah kii...