Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo warqad rasmi ah u qoray wasaaradaha dowladda ayaa ka dalbaday in ay soo gudbiyaan dhammaan liisaska iyo xogta shakhsiga agaasimayaasha...
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa saakay waaberigii ka degay magaalada Budapest ee dalka Hungary. Waa booqashadiisii ugu horreysay ee uu ku tago dal ka...
Dowladda Soomaaliya ayaaa caddeysay in shaqada baadhista shidaalka dalka ee loo yaqaan (3D Seismic Survey) la soo gabagabeyn doono ka hor dhammaadka sannadkan, si loo...
Dowladda Soomaaliya ayaa maalqabeen Elon Musk iyo wadaadada diinta Masiixiga ee Maraykanka ka codsatay in ay Donald Trump ku qanciyaan in aanu aqoonsan Somaliland. Warbixin...
Al Jazeera, ayaa soo bandhigtay nugul ka mid ah soo jeedin ay soo gudbiyeen 27 bishii Maarso, dhex dhexaadiyayaasha xabbad-joojinta Qasa oo la sheegay inay...
Shiinaha ayaa sheegay in ay xireen saddex muwaadin oo Filibiin ah oo looga shakisan yahay basaasnimo. Wasaaradda amniga ee Shiinaha ayaa sheegtay in ay dhawaan...