Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa wajahaya cadaadis siyaasadeed, iyadoo maamulka Trump uu doonayo in uu meesha ka saaro howlgalka ama lagu daro European...
Wasiirka gaashaandhigga Israa’iil, Israel Katz, ayaa sheegay in milatariga ay ballaarin doonaan howlgalladooda Qasa, isla markaana ay qabsan doonaan “goobo waaweyn” oo ka tirsan dhulkaas,...
Xubin ka tirsan guddiga xiriirka dibadda iyo difaaca ee baarlamaanka Israa’iil, Ohad Tal, ayaa ugu baaqay Netanyahu in aan wax tanaasul ah loo sameyn Turkiga...
Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in Maxkamad ku taalla magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ay kasoo muuqdeen saddex nin oo Soomaali...