Ra’iisul wasaaraha Israa’iil ,Benjamin Netanyahu ayaa lagu warramayaa inuu ku amray hay’adda sirdoonka dibadda ee Mossad, inay wada-hadallo la furto dawladda Soomaaliya , si ay...
Dhaxal-sugaha Boqortooyadda Sacuudiga. Maxamed Bin Salmaan ayaa qasriga Al-Safa ee Makka ku qaabilay Taliyaha milateriga Suudaan ahna madaxa golaha ku meel gaadhka ah ee sida...
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ee Minnesota ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay gudbiso dacwad xil ka qaadis ah oo ka...
Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa ka helay maydad hor leh, hub kala duwan, iyo kayd raashin ah saldhig ay Daacish ku sugnayd, halkaas oo uu Mareykanku...
Ciidanka difaaca dowladda Puntland oo gaarey goobihii 26-kii March lagu duqeeyey kooxda Daacish ayaa gacanta ku dhigay macluumaad badan oo ku saabsan xubnaha ajaaniibta ah...