Taliska ciidamada Badda ee Maraykanka ayaa shaqada ka joojiyey taliyaha Markabka dagaal ee USS John McCain Shaqo joojinta taliyaha ayaa timid kaddib markii la arkay...
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa kulan la qaatay Safiirka Cusub ee Dowladda Itoobiya u soo magcawday Jamhuuriyadda Somalilad Ambassador Teshome Shunde...