Ciidamo katirsan kumaandooska Soomaaliya ee Danab iyo ciidamada daraawiishta Jubaland, ayaa si wadajir ah u fuliyay howlgal ka dhan ah kooxda hubeysan ee Al Shabaab...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka Carabta ayaa Somaliland si gaar ah ugu muujisay khariiradaha adduunka iyo dalalka ay macaamilka la leeyihiin, taasoo loo fasiran karo...