Ciidamada booliiska qeybta gobolka Sool ee maamulka Khaatumo State ayaa xabsiga dhigay haweeney lagu eedeeyay in ay baraha bulshada taageero weyn ugu muujisay maamulka Somaliland....
Ciidanka booliiska ee ka howlgala gobolka Banaadir ayaa gacanta Ku soo dhigay eedeysanayaal lagu qabtay iyaga oo si sharci-daro ah ah mootooyinka bajaajta ugu buufinaya...
Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Kemalreis ayaa maanta ku soo xiri doona dekedda magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, iyadoo tallaabadan...