Sarkaal ka tirsan Bariga Yurub ayaa u sheegay wargeyska Jarmalka ee BILD, inay socdaan wadahadallo la xiriira ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee dhammaan waddamada Yurub...
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay Shirweynaha Wacyigelinta Doorashooyinka ee hal ku dhigiisu ahaa โ ๐ฟ๐๐๐ฌ๐๐ฎ๐ฃ๐ค๐ฌ ๐ฟ๐ค๐ค๐ง๐๐จ๐๐ค โ๐ฟ๐ค๐ค๐ง๐ค...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa Arbacadii sheegtay inay diyaar u tahay taageeridda dadaallada nabadeed ee Sudan, maalin kadib markii dowladda Khartoum ay ku eedeysay Nairobi...
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka, ayaa si wayn ugu jabiyay weerar nafla caari ah oo kooxda Al-Shabaab ay ku soo qaadeen deegaannada Ceel...
Ururka Xamaas , ayaa horraantii maanta wareejiyay afar meyd oo ka mid ah maxaabiista Israaโiil , kuwaasoo dhammaantood lagu dilay duqeymaha Israaโiil ay ka geysanaysay...
Maamul; goboleedka Puntland ayaa soo saartay digniin adag oo ku saabsan in aysan magaalada Gaalkacyo soo gelin ama loo soo rarin colaad beeleedda ka aloosan...