Garoonka kubbada cagta ee Wiliwangi Stadium oo ku yaala dalka Indooniisiya, ayaa waxaa ku dhintay cayaartooy uu ku dhacay danab.
Cayaartoygan oo ahaa 35 jirkaan oo ka soo jeeda ayaa waxa ay kooxdiisu la cayaaray cayaar saaxiibtinimo koox kale oo ka dhisan Indooniisiya
Warbaahinta maxaliga ayaa shegay in ciyaaryahanka uu neefsanayay markii loola cararay cusbitaalka laakiin nasiibdarro wuu geeriyooday waqti yar ka dib.
Waa markii labaad sannad gudaheed ay danab ku dhacdo ciyaaryahan Indonesia u dhashay.