Heemaal News Network

Ciidamada Booliiska SSC Oo Gacanta ku Dhigay Dhalinyaro Dhac ka Geystay Garoowe.(Sawiro)

Ciidanka Qaybta Booliska Ee G.sool Ayaa Gacanta Kusoo Dhigay Labada Eedaysane Oo Kala Ah Maxamed Yuusuf Cali Iyo Cismaan Baashe Yuusuf Kuwaas Oo Gaadhi Bajaaj Kasoo Dhacay Magaalada Garoowe.

Ciidanka Booliska Maamulka SSC-KHAATUMO ayaa Digniin u diray Dhalinyarada Ku howlan dhicista gaadiidka Kuwaas Oo isku dayaya intay Kasoo Dhacaan Gobolo Kale inay Kula soo Dhuuntaan Gobolada Maamulka Ssc-khaatumo Hadii ay Ka waantoobi Waayaana Gacanta Lagu soo Dhigi doono Lana horgaynayo Sharciga.