Xerooyinkan ay ciidankaasi ka guureen ayaa waxa markiiba la wareegay maleeshiyo beeleedyo colaadi ka dhaxayso.
Arrinta sababtay in ciidankaasi ay baneeyaan xerooyinkooda ayaa lagu sheegay sababo Amni daro oo soo food saaray.
Ciidanka jabuuti ayaa qayb ka ahaa ciidanka ATMAS ee Afrika.