Heemaal News Network

Ciidamadii Jabuuti Ee Somaliya Oo Iskaga Guuray Xeradii Baladweyne

Wararka ka imanaya magaaladda Bedelweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xerooyin ku yaala Bedelweyne iyo deegaano kale oo gobolkaasi ah ay ciidamada Jabuuti iskaga guureen.

Xerooyinkan ay ciidankaasi ka guureen ayaa waxa markiiba la wareegay maleeshiyo beeleedyo colaadi ka dhaxayso.

Arrinta sababtay in ciidankaasi ay baneeyaan xerooyinkooda ayaa lagu sheegay sababo Amni daro oo soo food saaray.
Ciidanka jabuuti ayaa qayb ka ahaa ciidanka ATMAS ee Afrika.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Meydadka in ka badan Soddon Muhaajiriin ah Oo Laga Helay Xeebaha Jabuuti

Heemaaln

Dawladda Jabuuti Oo Ka Hadashay Khasaraha ka Dhashay Roobkii Saaka Ka Daya Magaladaasi.

Heemaaln

Qaabkuu U Dhacey Shirweynihii 45aad Ee Xisbul Xaakinka Jabuuti Ee RPP

Heemaaln