Heemaal News Network

Ciidamo Maraykan ah Oo Bilaabay Inay Shaqada Uga Tagaan Dumiga Israa’iil ka Wado Gaza

Ciidanka militariga Mareykanka ayaa billaabay inay isaga baxaan shaqada, sababo la xiriira taageerrada Mareykanka ee Israa’iil, iyadoo warbixin ay soo bandhigtay Al-jazeera lagu sheegay in askar ka tirsan ciidanka Mareykanka ay sheegeen inay kusii jiri karin xaaladan.

“Mar dambe kuma sii wadi karno niyadda wanaagsan in aan u adeegno maamul ku xadgudba sharciga Mareykanka iyo kan caalamiga ah.”