Heemaal News Network

Ciidanka Israa’iil Oo Markii Ugu Horreysay lasoo Bandhigay Tirada Naafada Ku Noqotay Dagaalka Qasa

iidanka Israa’iil ayaa markii u horreysay soo bandhigay tirada askarta naafadda uga noqotay dagaalka Qasa, iyagoo ku sheegay 70,000 askari inay naafo ku noqdeen dagaalka, kuwaaso xubno jirkooda ka mid ah ku waayay dagaalka.

Qof kasta oo horey ula socday fallanqeyn kala duwan oo dagaalka Qasa aan ka soo bandhigay , kuwaaso aan la yaabi doonin tirada badan ee naafadda dagaalka ku noqday, sababtoo ah kooxaha iska caabinta waxay adeegsadeen hannaan ku dhisan in askar badan dagaalka laga saaro, kuwaaso la beegsanayo xubnaha sababta u noqon kara inaysan dagaalka dib uga soo laaban.