“Waxaan aragnaa dadka oo ilmeynaya. Waxaan halkan ku aragnaa hooyooyin ku nool teendhooyin u dhow isbitaalka Deir el-Balah oo laabta galinaya oo dhunkanaya carruurtooda, iyaga oo Ilaahay uga mahadnaqaya inay badbaadeen.” ayuu yiri wariye ka tirsan Aljaziira oo goobta ku Sugnaa