Heemaal News Network

Dad Lagu Eedeyay inay soo Xirteen Calanka Somaliland Oo Lagu Xukumay Sool.(Sawiro)

Maxmamada Gobolka Sool Oo Xukun ku Riday Dad Lagu Eedeyay Inay idheen Calanka Somaliand


Maxkamadda Darajada 1aad Ee Gobolka Sool SSC-KHAATUMO ayaa maanta Xukun ku riday Dambiilayaasha kala ah, Xamdi Cawil maxamuud, Nimco Jamaal Maxamed, khadar Cawil Cal, cabdiwali jaamac Xasan, kuwaas oo lagu Xukumay Midkiiba Saddex sano (3 Sano)Oo Xadhig ah. Iyo Ganaax Dhan 500$ Dollar. Midkiiba

Dadkan ayaa ku eedeysan inay oo xidheen Calanka Somaliland.