Heemaal News Network

Dawlada Masar Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Inay u Safraan Somaliland

Dowladda Masar ayaa muwaadiniinteeda uga digtay in ay u safraan Somaliland, iyada kuwa ku suganna ugu baaqday in ay sida ugu dhakhsaha badan uga soo baxaan,

Qaahira ayaa sheegtey ayaa intaasi ku dartay in xaaladda gobolka ee sii xumaanaysa awgeed aysan caawin karin muwaadiniinteeda.