Dawlada Somaliya Oo Caawa War kasoo Saartay Maxaabiista Dilka Ugu Xukuman Sacuudiga February 20, 2025 Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa qoraal ay soo saartay uga hadashay maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran Boqortooyada Sucuudiga, kuwaas oo qaarkood ku xukuman dil toogasho ah.