Hoggaamiyaha Jarmalka, Olaf Scholz wuxuu hortagi doonaa Baarlamaanka si cod loogu qaado dawladda oo loo meel mariyo doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay.
Sidoo kale Jarmalka ayaa ku sii jiraya xaaladda siyaasadeed ee aan degganayn, sabab la xiriirta in xisbiyada aysan awoodin doorashooyinkii la qabtay inay helaan codka aqlabiyadda ee ay ku soo dhisi karaan dawladda.