Heemaal News Network

Deg-Deg:-Hal Qof Oo ku Dhintay Ceel Dahab Laga Qodayay Oo ku Dumay Duleedka Borama

Alaha u naxariistee hal qof ayaa ku geeriyooday Ceelasha dahabka Laga qodo, ee ku yaala dooxa Goble oo u dhexeeya deegaanka Camuud iyo Old Baki.

Marxuumka geeriyooday ayaa lagu magacaabaa AUN Eng Saleban Muxumed Ali (Saleban yili), waxaana ku dumay godkii uu dahabka ka Qodanayey.
Saxafi Wacays Yare

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

“Wiilkaa Waxaa loo Dilay Beesha Uu kasoo Jeedo Ee Isaaq..”Shacabka Harheysa

Heemaaln

Lughaya:-Go’aano Laga soo Saaray Shirka Beelaha Bahabar-meese Oo la soo Gaba-gabeeyay

Heemaaln

“Wiilkaygu Ima Dilin Waana Noolahay Laascanood Ayuu Ku Xidhan yahay Wiilkaygu…”

Heemaaln