Heemaal News Network

Deg-Deg:-Hal Qof Oo ku Dhintay Ceel Dahab Laga Qodayay Oo ku Dumay Duleedka Borama

Alaha u naxariistee hal qof ayaa ku geeriyooday Ceelasha dahabka Laga qodo, ee ku yaala dooxa Goble oo u dhexeeya deegaanka Camuud iyo Old Baki.

Marxuumka geeriyooday ayaa lagu magacaabaa AUN Eng Saleban Muxumed Ali (Saleban yili), waxaana ku dumay godkii uu dahabka ka Qodanayey.
Saxafi Wacays Yare

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Warsaxaafadeed Laga soo Saaray Heshiiska Beelaha Gadabuurse iyo Ciise iyo Taageerada Awdal State.

Heemaaln

Agoontii Kalshaale iyo Agoontii Aabayaashood ku Shahiideen Laascaanood .

Heemaaln

Suldaankii Shalay Jabhada Hargsysa Kaga Dhawaaqay Oo Hadda Hadlay.

Heemaaln