Heemaal News Network

“Itoobiya waxaan kula soo Heshinay in la xidho safarada Itoobiya Ee Hargeisa.”

Wasiir Ali Balcad ayaa sheegay in Dawlada Itoobiya kula soo heshiiyeen in la xidho safarada Itoobiya Ee Hargeisa lagana dhigo qunsuliyaad hoos timada safarada itoobiya ee Muqdihso..

Ali Balcad Wasiru dawlaha wadarada arimaha dibada soomaaliya oo xasan sheekh safaka ku wehelinayay ayaa waraysi uu caawa sinayay idacada voada lanteeda afsoomaliga ayaa shegaay in ay itoobiya kula so heshiyeen in safarada itoobiya èe Somaliland la hoos geeyo ta Muqdiisho oo laga dhigo qunsuliyaad hoos tagta ta Muqdisho.

Sidoo kale wasiir Ali Balcad ayaa sheegay in safaarada Somaliland ee Addisbaba wax laga badalo qaabka ay hada tahay islamarkaana laga dhigo xafis ganacsi ama logistics office