Ninka waday gaariga ayaa sidoo kale adeegsaday qori, wuxuuna ku furay rasaas dadkii goobta joogay rasaas ay sidoo kale ku dhaawacmeen labo askari oo weerarka ka jawaabay,
Sidoo kale FBI-da Mareykanka ayaa sheegtay in goobta uu weerarka ka dhacay laga helay wax looga shakisan yahay alaad qaraxda oo ay baaritaan ku wadaan, halka ay CNN ku warrantay in la toogtay Ninka weerarka fuliyay.