Heemaal News Network

Dhimasho Iyo Dhaawac ka Dhashay Dagaal Maanta ka Dhacay Addis-ababa.

Sadex Qof ayaa Ku Dhintay Tiro Kalena Way Ku Dhawacmeen Weerar Magaalada Addis Ababa Ka Dhacay

Taliska Booliska Addis Ababa ayaa sheegay dagaal toos ah Oo Kooxda Fano Ku Dhex maray Badhtamaha Magaaladda Addis Ababa, ay ku dhinteen Sadex qof iyo sadex dhaawac ah.

Weerarkan ayaa ka Dhacay agagaarka hoolka Millennium ee caasimadda Addis Ababa, waxaana Lagu Dilay Laba ka mid ah Jabhadda Fano iyo qof Shacab ah, halka midna nolosha lagu qabtay, sidoo kale laba Sarkaal oo ka tirsanaa Ciidan Itoobiya ayaa Ku dhawacmay sida uu Ku waramay Wargayska Addis Ababa Standerd

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

MW Xassan Oo ka Hadlay Bahdilkii ay ku Sameysay Itoobiya Iyo Talaabada Uu Qaadayo

Heemaaln

Oromada Itoobiya Oo Dooratay Ugaas Dhaqameed Cusub

Heemaaln

Xassan Sheekh Oo Kulan Degdeg Ah Iskugu Yeedhay Labbada Golle

Heemaal