Diyaaradii Maleysia laga lahaa lana waayay 2013 kii ayaa hada laga helay Bada salkeeda,waxaa cajiib ah dadku sidii ay ufadhiyeen 11sano kahor diyaarada dhexdeeda ayey weli ufadhiyaan,waxaana Kuraastooda kucelinayey Suumanka oo uwada xiran.
Labiskoodi iyo dharki ay wateen waxaa Muuqii hore ka-badalay dhiigoodi iyo dhuuxoodi dhalaalay,Dadka qaar baa geeriyooday iyagoo luguhu isu-dulsaaranyiin, qaarna iyagoo gorada laa-lladinaya ayey baxeen sida masawirka ka muuqata.