Dadaal dheer ka dib Wasaarada Diinta & Afqaata ee gobolka Awdal waxa ay ku guulaysatay inay qabato tartan dhinaca quraanka kariimka ah oo
ay ku soo xulayso ka qayb galayaasha tartanka quraanka ee bisha ramadaan oo sanad walba uu marti galiyo Madaxwaynaha Jamahuuriyada Somaliland.
Tartankan oo ka dhacay masjidka Harawa ee magaalada Boorama ayaa wax ka qayb galay dhalinyaro quraanka xafidsan oo iskugu jiray
wiilal iyo gabsho, macalimiin, culimaaudiin, madaxda wasaarada diinta iyo awqaafta, iyo gudoomiye kku xigeenka gobolka Awdal.
Waxaan ugu horeyn guulaysyaasha tartankan quraanka shaaciyay
Iskuduwaha wasarada Diinta iyo Awqaafta Ee gobolka Awdal Sh Xaamud Axmed Nadiif iyo agaasimaha waaxda waxbarashada ee wasaaradaasi
Sh Cabdixakiin maxamed Muuse oo ugu horeyn ka warbixiyay ujeedada tartankan loo qabtay waxayn yiraahdeen
Sidoo kale Afhayeenka culimada GOBOLKA Awdal Sheekh C/raxmaan Tubeec iyo SH.Maxamed Sheene Sh.Cabdisalan Shiine Oo ku hadlayay afka
Culumada Gobolka ayaa soo dhaweyay tartankan
Ugu denbayntii Barasaab kuxigeenka Gobolka Awdal oo hadalka soo afmeeray ayaa bogaadiyay ardayda ku guulaysatay tartankan waxuuna yiri