War saxaafadeed ay baahisay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya lagu sheegay dilkaasii inuu ahaa xad-gudub iyo mid ka dhan ah sharciga caalamiga ah, halka ay walaac ka muujisay, xiisadda sii kordhaysa ee bariga dhexe , waxayna soo jeedisay dawladda si deg deg ah in loo joojiyo dagaalka Qasa.