Heemaal News Network

Dowladda Jabuuti Oo Hawada-sare u Diraysa Dayax-gacmeedkii Labaad.

Dowladda Jabuuti ayaa hawada-sare u diraysa Dayax-gacmeedkii labaad, iyada oo sannadkii hore dirtay keedii u horreeyey.

Dayax-gacmeedkan ayaa gacan ka gaysanaya xaaladda dhaqan-dhaqaale ee dalkaasi, horumarinta cilmiga hawada-sare iyo isbeddelka cimilada.